Month: July 2021

Podcast: Fursadaha saxaafada xogta (data journalism) iyo jaantusyada xogta ku salaysan (data visualisation)

26 July 2021 Maanta halkan waxaynu kusoo soo post gareeyneynaa podcast-ka labaad ee barnaamijkeena cilmi baarista Datafication and digital rights in East Africa, ama Af Soomaaliga lagu turjumo Xuquuqda Digital ah ee Bariga Afrika. Podcast-kan waa wadahadal dhexmaray wariye oo khibrad gaar ah u leh ‘open data’ ama xogta daahfuran ee Mohamed Abdimalik iyo Peter Chonka (Jaamacadda King’s College …

Podcast: Fursadaha saxaafada xogta (data journalism) iyo jaantusyada xogta ku salaysan (data visualisation) Read More »