Network blog

Ereybixinta Xuquuqda Dhijitaalka ee Af Soomaaliga [Somali Digital Rights Lexicon]

7 March 2023

Halkan waxaad ka heli karta Buugyaraha Ereybixinta Xuquuqda Dhijitaalka ee Af Soomaaliga!

Here you can download the Somali Digital Rights Lexicon Booklet!

Buugyarahani waxaa ku jiraa ereybixino iyo qeexitaano Af Soomaaliga oo la xiriira saameynta tignoloojiyada ay ku leedahay bulshada casriga ah iyo mas’aaloyin ku saabsan xuquuqda dhijitaalka. Mashruucan waxaa dhiirigalin u ahaa turjumaad iyo ereybixino kuwan la mid ah oo qaab wadajir loogu soo saaray Af Swahiliga waxaana hogaaminaaye Nanjala Nyabola.

This booklet contains Somali language definitions of various words related to the impacts of technologies on modern societies and questions of digital rights. The project was inspired by the collaborative translation of a similar set of terms into Kiswahili that was led by Nanjala Nyabola.

Mashruuca buugyaraha ereybixinta Af Soomaaliga waxaa isku dubariday Mohamed Abdimalik (Jaantus) iyo Peter Chonka (King’s College London). Hawshan waxay qayb ka ahayd mashruuc cilmi-baaris ah oo loo yaqaano Datafication and Digital Rights in East Africa, waxaana maalgeliyay UKRI (Global Challenges Research Fund).

The Somali lexicon project was led by Mohamed Abdimalik (Jaantus) and Peter Chonka (King’s College London). The work was undertaken as part of the Datafication and Digital Rights in East Africa research network, which was funded by the UKRI’s Global Challenges Research Fund.

Dad badan ayaa ka qayb qaatay turjumaadani, qaar waxay ka qayb galeen shir aqoon iswaydaarsi lagu qabtay magalaada Muqdisho sanadkii 2021, qaarna waxay ku darsadeen talo iyo tafatir.

Various people (listed below) took part in the translations, both in a workshop held in Mogadishu in 2021, and as reviewers of the final document:

Abdinasir Yusuf Moalim; Shukri Ahmed Siyad; Munira Omar; Abdullahi Mohamud; Hassan (Beerey); Abdifitah Ali Mohamud; Mohamed Muhumed; Farah Nur; Najma; Mohamud Omar; Mohamud Ali Adan Hoori; Mohamud Abdi Mohamud; Hassan Ali; Osman (Istiila); Abdiaziz Ahmed Barrow; Aweis Ahmed; Ayaan Khalif; Mohamed Bashir Omar; Abdi Yussuf Abdullahi; Abdikadir Abdi Ahmed; Hassan Abdullahi Qaraabo; Ahmed M. Musa; Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade). Buugyaraha waxaa design-gareeyey Omarani.

The booklet was designed by Omarani.

The booklet is licensed on a Creative Commons Attribution-NonCommercial (CC BY-NC) license.

Related Blogs