Network blog

Podcast: Fursadaha saxaafada xogta (data journalism) iyo jaantusyada xogta ku salaysan (data visualisation)

26 July 2021

Maanta halkan waxaynu kusoo soo post gareeyneynaa podcast-ka labaad ee barnaamijkeena cilmi baarista Datafication and digital rights in East Africa, ama Af Soomaaliga lagu turjumo Xuquuqda Digital ah ee Bariga Afrika. Podcast-kan waa wadahadal dhexmaray wariye oo khibrad gaar ah u leh ‘open data’ ama xogta daahfuran ee Mohamed Abdimalik iyo Peter Chonka (Jaamacadda King’s College London)

Tusaale: Mohamed mashruuciisa (Goobjoog.com)

Dhowaan Mohamed wuxuu qoray maqaal xiiso badan leh oo lagu daabacay blog-ga website-kan. Mohamed maqaalkiisa wuxuu kaga hadlaaya arrimo la xiriira sida ay wariyeyaasha Soomaaliyeed u isticmaalaan xogta, caqabadaha iyo fursadaha saxaafada xogta (data journalism) iyo jaantusyada xogta ku salaysan (data visualization). Mohamed maqaalkiisa waxaa lagu qoray Afka Ingiriiska, hadaba ujeedada podcast-kani waa inuu Mohamed Afka Soomaaliga ku sharraxo aragtidiisa ku saabsan arrimahan iyo sido kale shaqadiisa.

Today we are posting the second podcast from our Datafication and Digital Rights in East Africa research network. This is a conversation between Mohamed Abdimalik (a journalist with expertise in open data) and Peter Chonka (King’s College London).

Recently, Mohamed wrote an interesting article for our project’s blog. Mohamed’s article discussed how Somali journalists are using data and the obstacles and opportunities that exist for data journalism and data visualization in the context. The blog post was written in English and this podcast gives the opportunity for Mohamed to explain in Somali his views on these issues and give more details about his work.

Related Blogs