Digital Shelter Podcast: helitaanka internetka ee bulshada Soomaalida [Af Soomaali]

22 March 2021 Maanta halkan waxaynu kusoo soo post gareeyneynaa podcast-ka kowaad ee barnaamijkeena cilmi baarista ‘Datafication and digital rights in East Africa’, ama Af Soomaaliga lagu turjumo Xuquuqda Digital ah ee Bariga Afrika. Podcast-kan waa wadahadal dhexmaray aasaaseyaasha ururka Digital Shelter (Abdifatah Hassan Ali iyo Ayaan Khalif) iyo Peter Chonka (Jaamacadda King’s College London). …

Digital Shelter Podcast: helitaanka internetka ee bulshada Soomaalida [Af Soomaali] Read More »