Network blog

Digital Shelter Podcast: helitaanka internetka ee bulshada Soomaalida [Af Soomaali]

22 March 2021

Maanta halkan waxaynu kusoo soo post gareeyneynaa podcast-ka kowaad ee barnaamijkeena cilmi baarista ‘Datafication and digital rights in East Africa’, ama Af Soomaaliga lagu turjumo Xuquuqda Digital ah ee Bariga Afrika. Podcast-kan waa wadahadal dhexmaray aasaaseyaasha ururka Digital Shelter (Abdifatah Hassan Ali iyo Ayaan Khalif) iyo Peter Chonka (Jaamacadda King’s College London). Ururka Digital Shelter waa urur ka shaqeeya wacyi galinta ku aadan xuquuqda digitalka ah iyo helida internet furan ayadoo la isticmaalaayo doodo cilmiyeeysan iyo soo saarista warbixino kusaabsan arimahaan.

Photo: Digital Shelter

Dhowaan Abdifatah iyo Ayaan waxay qoreen laba maqaal oo xiiso badan leh oo lagu daabacay blog-ga website-keena. Abdifatah maqaalkiisa wuxuu kaga hadlay arrimaha la xiriira helitaanka internetka ee bulshada Soomaaliyeed. Ayaan maqaalkeeda waxay ay kaga hadashay fursadaha iyo caqabadaha haweenka Soomaaliyeed ay la kulmaan marka ay isticmaalayaan internetka. Labada maqaal ayaa lagu qoray Af Ingiriisga, hadaba ujeedada podcast-kan waxay tahay in fursad u siino Abdifatah iyo Ayaan in ay Af Soomaali ku sharraxaan aragtidooda ku saabsan arrimahan iyo shaqada Digital Shelter.

[Podcast music credit: Metre ‘Digital Savanna’]

Digital Shelter Podcast: Internet access in Somali society

Today we are posting here the first podcast from our Datafication and Digital Rights in East Africa research project. This podcast is a conversation between the founders of Digital Shelter (Abdifatah Hassan Ali and Ayaan Khalif) and Peter Chonka (King’s College London). Digital Shelter is an organisation that works to raise awareness about digital rights and access to an open internet, with debates and reporting on these issues.

Recently, Abdifatah and Ayaan wrote two very interesting blog posts that were published on our project’s website. Abdifatah’s piece talks about issues relating to internet access in Somalia. Ayaan’s piece talks about the opportunities and obstacles encountered by Somali women when they participate in online spaces. The two blog posts were both written in English, so this podcast gives Abdifatah and Ayaan the opportunity to explain in Somali their insight into these issues and the work of digital shelter.

Related Blogs