Ereybixinta Xuquuqda Dhijitaalka ee Af Soomaaliga [Somali Digital Rights Lexicon]

7 March 2023 Halkan waxaad ka heli karta Buugyaraha Ereybixinta Xuquuqda Dhijitaalka ee Af Soomaaliga! Here you can download the Somali Digital Rights Lexicon Booklet! Buugyarahani waxaa ku jiraa ereybixino iyo qeexitaano Af Soomaaliga oo la xiriira saameynta tignoloojiyada ay ku leedahay bulshada casriga ah iyo mas’aaloyin ku saabsan xuquuqda dhijitaalka. Mashruucan waxaa dhiirigalin u …

Ereybixinta Xuquuqda Dhijitaalka ee Af Soomaaliga [Somali Digital Rights Lexicon] Read More »